Hailey Baldwin xaaska Justin Bieber oo dil ugu hanjabtay Selena Gomes taasoo ah jaceylkii hore ee Justin Bieber.

0
2699

Gabadha Modelka ahna xaaska fanaanka caanka ah ee Justi Bieber ayaa dil ugu hanjabtay fanaanada Selena Gomes taasoo mudo 9 sano xiriir la laheyd fanaanka Jusitin Bieber.

Selena ayaa dhawaan soo qaaday hees magaceedu yahay “Lose you to Love me” heestaas oo ay ku dureysay Justin kuna eedeysay 9 sano oo ay wada socdeen markii ay kala hareen 2 bil kaliya uu xiriir cusub la yeeshay gabadhaan Modelka waana hees kicisay dareenka jamaahiirta Selena.

Heeskaan ay Selena soo qaaday ayaa sabab u noqotay in maalmahaan saxaafada su’aalo la daba kacaan xaaska Justin bieber ee Hailey Baldwin waxayna Hailey saxaafada ugu jawaabtay heesta “I will Kill u” oo ah hees raab oo horay loo qaaday.

Dhanka kale Selena Gomes ayaa sheegtay in haatan qorshaha ugu jirin iney jaceyl iwm gasho waxayna sheegtay in howlaheeda shaqo xooga saari doonto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here