Hailey Belwin waa gabadhii qalbiga ka xaday fanaanka caalamiga ee Justin Bieber taasoo uu dhawaan guursaday waxayna gabadhaan Modelka ah maanta gashay da’deedii 23aad.
Hailey oo ah gabar aad u qurux badan sidoo kalana soo jiidasho leh ayaa waxaa laga soo bandhigay sawiro ayada u gaar ah maadaama maanta 23 jirsatay halkaan hoose kaga bogo;








