Sanadkaan waxaa la daawaday Filimo atoorayaasha madaxooxa wax tin ah ku oolin qaarkoodna kujilahaan Ragg bidaar qabaan hadal heyn weyn ayeena abuureen markii la arkay madaxooda oo xiiran timo la’aana ah.

Akshay Kumar Filimka Houseful 4 qeyb kamid ah madaxiisa waa basayuul ama.wax timo ah malahan waana qeybta laga sheekeynaayo 600 sano kahor iyo doorkiisa Bala sido kale atooraua Sunny Singh ayaa kujilay bidaarle Filimka Ujda Chaman.

Ugu dambeyn Filimka sida weyn kaga hadlay mowduuca bidaarta ee Bala kaaso uu hogaamiye ka ahaa Ayushmann Khurrana ayaa si weyn loo hadal hayey ilaa hadana tiyaatarada ayee saaran yihiin.

Hadaba ma ogtahay seddexdaan Filim doorarka atoorayaasha madaxooda timo la’aanta ah inee u sameysay hal gabar haa waa arinka ay xidigahan kawada siman yihiin waxaana gabadhaas lagu magacaawa Preetisheek Singh.

STUDIO ay leedahay oo lagu magacaabo Versova ayee iyada iyo kooxdeedaba ku habeyeen doorarka bidaarta ee seddexdaan atoore iyadana qandaraaskaas qaadatay siweyna kaga baxsatay waxay tiri iyadoo ka hadleyso.

“Dad badan ayaa ila soo xiriiren si aan u baro qaabka u habeeyay maadama ay la yaabeen inaan seddex atoore hab aan la fahmi karin madaxooda timo la’aan oga dhigay waxaana loo maleyay inee bidaar leeyihiin.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here