Megastar Salman Khan filimkiisii Bharat oo ay ku wehlisay Katrina Kaif sidoo kalena Sunil Grover door muhiim ah ku lahaa hal sano ayaa kasoo wareegatay daawashadiisa hal sano ama waxaa masraxa la saaray 5 June 2019 oo ahayd Ciidul Fitrigii hore.

Filimka Bharat waxaa Director ka ahaa Ali Abas Zafar halka Salman Khan uu soo saarayaasha ka mid ahaa haddaba mashruucan guuleestay ee Semi Hit-ka noqday xogtiisa oo dhameestiran, ganacsigiisa dibad iyo dal iyo natiijadiisa rasmiga ah shabakada BOI ayaa soo daabacday:

Tiyaatarada la saaray – 4650

Maalinta kowaad ganacsigiisa – 41.62 Crore

Sedexda maalmood ugu horeyso – 90.47 Crore

Todobaadkiisa kowaad – 156.71 Crore

Cimri ahaantiisa – 197.34 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 240 Crore (170 Crore ayaa toos loogu qarash gareeyay + Market Value-ga ama sicirka lacagaha Salman ku sameeyo filimkan oo ah 60 Crore madaama filimkan soo saare ka yahay lacag toos ah sameyntiisa kuma qaadanin laakiin BOI sicirka Salman ayay ku dareen filimkan si miisaaniyadiisa sax u noqoto).

Saamiga laga helay – 101.60 Crore

Tirada tikit u goosatay – 16-milyan & 68,000 oo qofood

Natiijadiisa rasmiga ah – Semi Hit

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $10.71m

Ganacsigiisa dibad iyo dal – 308.70 Crore

Qiimeynta sheekada – 5.3/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here