Govinda waxaa uu soo maray xili hogaaminayay shirkada Bollywoodka isagoona ahaa aktarkq kaliya la hubo kaaso sanad waliba samayn karaa hal filim Hit dhamaystiran ah

haddaba aktarkan oo dhawaanahan fanka si hore ugu soo muuqanin ayaa ka hadlay arrin si weyn loo sugaayay inuu isaga jawaab ka bixiyo ama uu ka hadlo sida dareenkiisa sida uu u arko

iyadoo dhawaanahan filim-sameeyaasha Bollywoodka ay bilaabayn inay dib u sameeyaan aflaamtii iyo heesihiisa Classicada ah xiligii 90s gaar ahaa Govinda aflaamtiisa sida Coolie no.1 kaaso hadda dib u sameenaayo aktarka Varun Dhawan

Govinda ayaa saxaafada waxa ay wax ka weydiisay sida uu arko dib u samaynta heeskiisa caanka ahaa ee Ankhiyon Se Goli Maare’ kaaso ku jirta filimka Kartik Aaryan, Bhumi Pednekar, and Ananya Panday. The remix of”Ankhiyon ee “Pati Pati Aur Woh”

sida lasoo warinaayo aktarka Govinda ayaa sheegay inuusan ku faraxsanayn sida loo sameeyay heeskiisaaa Clasicada aha isagoona sheegay in jilaayaashan heeska ay si weyn u qaldayn qoobka ciyaarka mana aysan xitaa soo dhawaynin qoobka ciyaarkiisa uu kusoo bandigay heeskaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here