Home » Nolosha Jilaayaasha » Halis! Priyanka Chopra Ayaa Dagaal Kujirta Xili Ay Duubeyso Taxaanaha Quantico (+Sawiro)

Halis! Priyanka Chopra Ayaa Dagaal Kujirta Xili Ay Duubeyso Taxaanaha Quantico (+Sawiro)

Atirishada Priyanka Chopra ayaa ku guda jirta duubista taxanahed caanka ah ee Quantico kaaso laga daawado Tv-yada Marekanka.

Xidigtaan ayaa horey u duubtay taxanahan laba qeybod aad ayaana loola dhacay haatana qeybtii sedexaad aye duubis kuwadaa Priyanka.

Waqtigeda ugu badan aye siisay Taxanahan iyo ka shaqeynta mashaariicda Hollywoodka ah PeeCee ayadoo meel iska dhigtay ka shaqeynta mashaariicda Bollywoodka ah.

Hadaba waxaa lasoo bandhigay sawiro Priyanka Chopra oo duubeysa Filmkeda Quantico waana xili ay dagaal kujirto oo ay muuqaalo dagaal ah duubeyso kuna sugan yihiin New York.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Priyanka Oo Dagaal Kujirta:

1

3

4

5

6

8