Dabangg 3 ayaa keenay 50 Lakh jimcihiisa sedexaad isagoo hoos udhacay 80% waana bur bur taariikhi ah in Filim Salman Khan hogaamiye ka yahay jimcihiisa seddexaad keeno 50 Lakh waa wax lala yaabo.

140 Crore inuu gaaro ayaa kudhib ah sidaa aawged D3 waa filim guuldareystay oo xitaa Average ku adkaan doonto inuu gaaro todobaadka dambena tiyaatarada wuu ka dagi doonaa maadama aflaam waaweyn masraxa soo korayaan.

Canshuurta kahor lacagaha uu keeni karo qiyaas ahaan waxay noqon doontaa 155 ilaa 160 Crore inta udhaxeysa inuh wax kudaraasana waa macquul waxaana ugu wacan todobaadkiisa kowaad caqabadihii uudhexda ka galay.

Hoos kaga bogo ganacsiga D3 ilaa imika oo ay soo daabacday BOI:

Todobaadka Kowaad: 113.75 Crore

Todobaadka Labaad: 20 Crore

Jimco Seddexaad: 50 Lakh

Wadarta Guud: 134.25 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here