Halle Berry waa atariisho 53 jir balse waxay leedahay Six Back ay atariisho kasta ku riyooto. Daawo sawirada.

0
2716

Atariishada Hollywoodka ee Halle Berry waa atariisho 53 jir ah sidoo kalana kamid ah atariishooyinka mudada dheer qeybta ka ah shirkada aflaamta ugu weyn dunida ee Hollywood.

Atariishadaan oo horay ugu soo guuleysatay abaalmarinta caalamiga ee Oscar sidoo kalana ah atariishadii ugu horeysay oo midabka madow leh taasoo abaal marinta Oscar hanata ayaa fanka mareykanka kusoo biirtay sanadkii 1989kii waxayna keenay filimaan badan oo guuleysteen.

Filimada ugu caansan ay qeybta ka aheyd misna guulaha waaweyn gaaray waxaa kamid ah Swordfish, Monster’s Ball, Perfect Stranger iyo Dark Tide.

Hadaba 53 jirtaan ayaa dhawaan soo bandhigtay sawiro iyadoo tababar qaadaneyso misna murqaha caloosha sameysatay waxayna murqahaan yeelatay waliba iyadoo da’da 53 sano ka talaabtay.

Sawirada atariishadaan laga so bandhigay ayaa baraha bulshada qabsadeen hadaba halkaan hoose ka arag;

Image result for halle berry six pack
Image result for halle berry six pack
Image result for halle berry six pack
Image result for halle berry six pack

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here