Home » Nolosha Jilaayaasha » Halyeeyga Musaaricada John Cena Oo Jackie Chan Film La Sameen Doono Isago Bedelay Sylvester Stallone

Halyeeyga Musaaricada John Cena Oo Jackie Chan Film La Sameen Doono Isago Bedelay Sylvester Stallone

Super Star-ka Action-ka looga haray Jackie Chan ayaa la imaan doono mashruucisa dagaalka ah ee Project X kaaso markii hore uu la hogaamin lahaa Super Star-ka Hollywoodka katirsan ee Sylvester Stallone (Rambo).

Stallone maashruucan wuu isaga baxay waxayna koodaa filmkaan kusoo dareen Super Star-ka WWE ee musaaricada caanka ku ah John Cena kaaso Jackie Chan filmkaan la saameen doono.

Filmka waxaa Director ka ah Scott Waugh waxuuna Jackie ku jilaa filmkaa sargaalka ciidamada amaanka katirsan kaaso kormeelo ahaan ay usoo dirsadeen China si uu u ilaaliyo tuugada dooneysa inee dhacaan shidaal iyo saliid sido kale John Cena waxuu filmka ku jilaa sargaal ciidamada mariineska katirsan ama ciidanka bada walina lama shaaacinin mashruucan xiliga la daawanaayo iyo xogtiisa oo faah faahsan….