Hambalyo Super Star Shah Rukh Khan  Oo Ka Cod-Batay Aktarka Saif Ali Khan

Maalintii Shalay Waxa Inoo Socday Tartankii Aktarka Ugu Shacbiyada Badan Gudaha Waana Mid Sanad Walba Aan Qabano
Waxaa Uu Tartanka U Dhaxeeya 32 Aktar Ee Ugu Caansan Dalka India Xilligan Waxaana Maalin Walba Tartami Doonan Labo Aktar Ilaa Iyo Inta Laga Gaarayo Final Ka

Waxaana Tartankii Shalay Masraxa Inoo Saarna Labada Aktar Ee Ka Wada  Tirsan Shirkadda Bollywood-Ka Ee Kala Ah Shah Rukh Khan  Iyo  Aktarka Saif Ali Khan

Waxaana Uu Ahaa Mid Xiiso Badan Iyadoo Labada Aktar Si Weyn Ay Ugu Codeeyaan Taageerahooda

Waxaana Ugu Dambayn Tartanka Ku Guuleystay Aktarka Shah Rukh Khan Oo Helay Cod Gaaraya Ilaa Iyo 18 Cod Halka Aktarka Saif Ali Khan  Uu Helay Kaliya 2 Cod Waxaana U Dhaxeeya Farqi Cod Kaaso Gaaraya 14 Cod

Waana Mid Uu Ku Awood Badiyay Shah Rukh Khan  Waana Wax Aan Isku Dhigmin Labada Cod Ay Kala Helayn Midaaso Noo Cadeenaysa In Saif Ali Khan  Uusan Taageero Badan Ku Lahayn Gudaha Soomaaliya

Waxa Aan Shah Rukh Khan  Leenahay Hambalyo Maanta Waxaa Tartanka U Dhaxeeya Aktarada Kale Waxaana La Socon Doontaan Mar Dhow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*