Hande Arcel oo sawiro laga soo bandhigay iyada iyo jaceylkeeda.

0
1371

Hande Ercel waa atariishada haatan loogu jecelyahay uguna shacbiyada balaaran atariishooyinka turkiga dhanka Instagramka iyadoona taageerayaasheeda bartaas kala socdo kor u dhaafeen 10 Million.

Hande ayaa maanta sawiro laga soo bandhigay xili ay joogtay xaruunta barbaarinta Diidiinka iyo ilaalintooda qaabilsan waxaana la socday xabiibkeeda Murat Dalkilic.

Hande iyo Murat ayaa horay jaceyl uga wada dhaxeeyay balse sanadkii hore ayay kala tageen hase yeeshee kadib geeridii Hande hooyadeeda Murat ayaa garab siiyay saaxiibtiis hore ee Hande taasoona keentay in markale dib u midoobaan lamaanahaan.

halkaan hoose ka arag sawiradii laga soo bandhigay;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here