Hande Ercel (Hayat) ma iney isdisho ayay rabtaa iyo xidigtaan sawiro laga soo bandhigay iyadoo naf ah. Sawiro.

0
4328

Hande Ercel waxay kamid tahay gabdhaha ugu quruxda badan Style ahaan iyo qurux ahaanba aduunka waxayna warbixintii ugu dambeysay ee 100 atariisho ugu quruxda badan aduunka kasoo gashay sanadkaan 2019ka kaalinta 1aad iyadoona atariishooyin badan dhulka ku jiiday.

balse xidigtaan ayaa haatan miisaan badan iska dhintay waxayna u muuqataa gabar aad iyo aad u dhuuban iyadoona gabi ahaanba iska riday miisaankii cuslaa.

balse arinta jirto ayaa waxay tahay miisaan ridowga amey ka badbadisay oo xadkii loogu talo galay dhaafisay?

Hande Ercel oo maalintii shalay aheyd ka qeyb galeysay mid kamid ah saaxiibadeed arooskeeda ayaa halkaas looga soo bandhigay sawiradaan.

bal adigaba arag qaabka ay u ekaatay gabadhaan;

Image may contain: 1 person, stripes
Image may contain: 3 people, people smiling, closeup
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here