Hande Ercel mise Hazal Kaya waa tuma atariishada kusoo baxeyso aktarka Burak Deniz?

0
2279

Hande Ercel iyo Hazal Kaya labada atariishaba waxay shaashada kala soo muuqdeen jilaaga Burak Deniz ayagoona midkasta oo kamid ah taxane gooni ah kala soo muuqatay.

Hande waxay Burak kala soo muuqatay taxanaha Ask Laftan Anlemaz waana taxane Rtngiisa sidii larabay noqon waayay inkastoo Youtubka iyo daafaha caalamka siweyn uga gadmay hadana gudaha turkiga wuxuu ka noqday Flop.

dhanka kale Hazal Kaya waxay Burak Deniz kala soo muuqatay taxanaha guusha weyn gaaray ee Bizim Hikaye kaasoona 2 season ka koobnaa.

hadaba hadii aad daawatay taxanayaashaas labada atariisho midee ayaad isleedahay wey kusoo baxeysaa jilaaga Burak Deniz?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here