Hande Ercel oo baraha bulshada Turkiga gilgishay kadib sawiro il qabad leh oo laga soo bandhigay.

0
1450

Atariishada Hande Ercel waa mid kamid ah atariishooyinka Turkiga loogu jecelyahay ayadoona haatan ku mashquulsan taxanaheeda cusub ee Aziize kaasoo todobaadkaan gudhihiisa soo baxaayo.

Hande oo taxanaheeda xayaysiis u sameyneysay ayaa waxaa laga soo bandhigay sawiro il qabad leh misna soo jiidasho badan kuwaasoo baraha bulshada siweyn loogu falanqeeyay isla markaasna quruxda Hande Ercel lagu amaanay hadaba halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here