Hande Ercel oo tareenka ka tuurtay Burak Ozcivit kadib markii ay noqotay atariishada ugu shacbiyada balaaran Turkey.

0
2211

Atariishada Hande Ercel ayaa gaartay guul muhiim u ah kadib markii ay noqotay jilaaga ugu shacbiyada balaaran Turkey gaar ahaan dhanka baraha bulshada.

Burak Ozcivit ayaa ahaa jilaaga ugu caansan Turkey asigoona bogiisa Instagramka ku lahaa 15.6M Followers balse haatan waxaa gadaal iska marisay booska kaalinta koowaadna la wareegtay atariishada Hande Ercel.

Hande Ercel ayaana shalay gaartay 17M Followers sidaasna ku noqotay jilaaga ugu shacbiyada balaaran Turkey waxayna meesha ka saartay awoodii Burak uu ku heystay baraha bulshada mudo 10 sano kabadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here