“Hantideyda ayaa adoon unaqday “Kangana Ranaut!

0
526

Kangana Ranaut ayaa dhawaan ku soo laabatay magaalada Mumbai iyadoo ka timid Himachal Pradesh. Haatan, Aktarada ayaa shaaca ka qaaday inay nadiifineysay gurigeeda tan iyo markii ay soo laabatay.

Waxay soo dhigtay sawir iyada oo labbiska dharkeeda soo dhigaysa Twitter-ka waxayna ku qortay cinwaan ah, “Tan iyo markii aan guriga imid, waxaa waday shaqo guri. Sidii adoonki ookale ayaa hantideyda ug shaqeenayay

waxaan rajaynayaa, in maanta lay qaban doono oo aan u geli doono 2021 sidii boqorad..Dhanka shaqada ,kangana waxay soo bandhigi doontaa goordhaw filimka ‘Jhayalalithaa ‘ Thalaivi ‘. Marka taa laga reebo, waxay bilowday duubista filimkeeda soo socda ee cinwaankiisu yahay ‘Tejas’ kaasoo ay kumatali doonto doorka duuliye dumar ah. Sidoo kale, waxay u diyaar garoobeysaa sameenta‘Dhakaad’ ee Manali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here