Hazal Kaya oo dhalashadeeda owgeed sawiradaan bulshada la wadaagtay. sawiro

0
1264

Atariishada Hazal Kaya oo haatan ku jirto bilooyinkii ugu dambeeyay uurkeeda ayaa u dabaal dageyso dhalashadeeda 29aad waxayna bulshada la wadaagtay sawiro soo jiidasho leh oo ay la gashay ninkeeda.

Atariishadaan oo shacbiyad balaaran leh ayaan marnaba ka gamban iney sawiro gasho iyadoo waliba uur leh hadaba sawiradii ay jamaahiirteeda la wadaagtay dhalashadeeda 29aad halkaan hoose kaga bogo.

هازال كايا

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here