Atariishada Hazal Kaya waa mid kamid ah atariishooyinka ugu caansan looguna jecelyahay fanka Turkiga waxayna horay atariishadaan uga soo muuqatay taxanayaal waaweyn oo ay kamid yihiin Ask Mamnu’ Fareha iyo Bizim Hikaye kuwaasoo dhamaantood guuleysteen.

Hadaba atariishadaan ayaa bilowgii sanadkii hore bishii Febraayo guursatay soo saaraha filimada ee Ali Altay waxayn cunugeedii ugu horeeyay u dhashay bishii November sanadkii hore tan iyo markaasna saxaafada wax sawiro ah kama aysan soo bandhigin.

Balse todobaadkaan ayaa sawiradii ugu horeysay laga soo bandhigay ayada oo la socoto Ninkeeda iyo cunugeeeda hadaba halkaan hoose ka arag;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here