Hazal Kaya uurka xitaa ma hakinaayo xili sawiro soo jiidasho leh oo laga soo bandhigay iyada iyo ninkeeda. Sawiro.

0
1722

Hazal Kaya waa mid kamid ah atariishooyinka loogu jecelyahay turkiga waxayna kasoo muuqatay taxanayaal badan oo ay quruxdeeda iyo qaab jiliinkeeda cajiibka ah kusoo jiidatay taageerayaasheeda.

Hazal Kaya ayaa taxanihii ugu dambeeyay ee ay kasoo muuqatay uu ahaa taxanaha Bizim Hikaye kaasoo uu lawaday jilaaga caanka ah ee Burak Deniz wuxuuna taxanaha gaaray guul weyn.

Hazal ayaa bishii Febraayo ee sanadkaan 2019ka guursatay soo saaraha Ali Altay waxayna haatan u leedahay uur ayadoona lagu wado in bisha November ay dhasho cunugeeda koowaad.

Hadaba waxaa lasoo bandhigay sawiro Hazal oo qeyb ka aheyd bandhig faneed ka dhacay magaalada (Adna) halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here