Hazal Kaya atariishada lawada jecelyahay ayaa hooyo noqotay bishii December ee sanadkii hore waxayna xidigtaan caan ku aheyd doorkeedii Farexa si lamid ah doorarkeeda taxanayaasha Ask Mamnu’ iyo Bizim Hikaye.

Hazal oo mudadii ay uurka laheyd miisaankeeda saa’id noqday ayaa ku guuleysatay in miisaankii badnaa qeyb kamid ah iska rido waxayna ka qeyb gashay bandhig Fashion ah ayadoona sawir qaadayaasha siweyn usoo jiidatay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here