Hazal Kaya xaamilo aa tahee meel fariiso maba taqaano xili xalayna markale sawiro laga soo bandhigay.

0
1579

Atariishada Hazal Kaya oo bilihii ugu dambeeyay uurkeeda ku jirta ayaa wali si caadi ah bandhigyada iyo xafladaha uga qeyb galeyso ayadoona xalay bandhig kale ka qeyb gashay.

Hazal Kaya ayaa qeyb ka aheyd marti sharaf ka qeyb galeysay bandhiga filimka Cinayet Susu kaasoo uu ninkeeda soo saare kayahay waxayna xaflada bandhiga ku imaaday labis soo jiidasho leh.

hadaba halkaan ka arag sawirada laga soo bandhigay Hazal Kaya;

Image may contain: 2 people, people smiling, selfie, closeup and indoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here