Hazar miyuu furay Zahra iyo cadeyman arinkaas muujinaayo.

0
7832

Waxaa taxanaha Hercai goosgooska xalqadiisa 25aad nalagu tusay Hazar Sadoglu oo madax qabsanaayo kana xun beenta uu gabadhiisa u sheegay balse waxaa jirto arin u baahan in lagu baraarugo.

Hazar hadaad gacantiisa fiirisid kuma jiro wax faraanti ah waana arin shaki abuurtay in Hazar uu duray Zahra halkaan hoose ka arag sawirada

Sawirkaan sida muuqataba wuxuu wataa faraantiga guurka.
lkn sawirkaan dambe ma sito waana khalad kooxda ka dhacay sidey u badantahay.

Sidoo kale waxaa macquul ah inuu yahay khalad ka dhacay kooxda taxanaha Hercai oo faraantigii guurka laga ilaaway Hazar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here