Waxaa lasoo bandhigay khulaasada dhacdooyinka xalqada caawo taasoo gabi ahaanteedaba xiiso weyn leh hadaba khulaasadaan oo af Turki ku qorneyd Filimside ayaa idiin soo turjuntay halkaan hoose kaga bogo

-Miran wuxuu bartanka ka galaa shook iyo lama filaan waxaana ku adkaan doonto inuu aqbalo xaqiiqda warqada lasoo horhigay ee hooyadiisa u qortay Hazar taasoo cadeyn u ah jaceylka Hazar iyo Dilshaah.

-Hadana ayadoo sidaas tahay Miran wuxuu go’aansanaa inuu wajaho ayaydiisa Caziiza maadaama aysan suurto gal aheyn in arin sidaan u weyn la iska indho tiro sidaas owgeed ayadiisa ayuu wajahayaa.

-Inkastoo Caziiza toogtaan si foolxun loo qabtay misna beenteeda banaanka lasoo dhigay hadana waxay isku dayee in ay cayaar maskaxeed cayaarto si ay xaaladaan qasan uga dhex baxdo hase yeeshee kalsoonida uu Miran qabo ayaa Caziiza kahor istaageyso in cayaarteeda ku guuleysato.

-Suldana ma dooneyso in jaaniskaan oo kale iska beer dareyso sidaas owgeed halis kasta ayadoo jirto hadana talaabo geesinimo leh ayay qaadee waxayna Caziiza lugaha u galinee dhiiqo ayadoona isku dayayso in Miran runta ka dhaadhiciso.

-Hazar oo warqadii cadeynta uu Miran hordhigay u maleeyo in aargoosigii Miran dhamaaday xaaladan soo hagaagtay ayaa ogaanayo in aabihiis Nasuh sirweyn ka qarinaayo misna Dilshaah ku saabsan.

-Inkastoo gabi ahaanba cayaartaan uu bilaabay Miran si kastoo aargoosi u jiro hadana waxaa dhaceyso in dhacdo kasta iyo sir kastaba la ogaado oo sirba sirta ku xigto daaha kasii qaado.

-Sirahaan la ogaan doono gaar ahaan is wajihida ugu weyn waxay gabi ahaanba badali doontaa nolosha labada qoys ee reer sadoglu iyo reer Aslanbey.

Xalqada caawo ayay soo gali doontaa insha’allah.

Dhacdooyinka xalqada bari subax kala soco shabakada Filimside.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here