Hazar Sadogulu mayahay shaqsiga ugu wanaagsan taxanaha Hercai iyo cadeyman muujinaayo arinkaas.

2
5389

Waxaan shaki ku jirin in Hazar uu kamid yahay shakhsiyaadka lopgu jecelyahay taxanaha Hercai isla markaasna taxanaha saameyn weyn ku leh hadaba Hazar mayahay shakhsiga ugu fiican taxanaha?

Jawaabtu waa haa waxaan arinkaas cadeynaayo arimahaan;

-Kow asiga wax dambi ah malahan markii laga reebo inuu jeclaay Miran hooyadiisa .

-Jaceylkaas mirihiisa wuxuu noqday Miran oo Miran asigaa dhalay mana oga oo kama warqabo.

-Wuxuu guursaday Zahra oo uur leh waana arin geesinimo leh.

-Wuxuu doorka aabo nimo u matalay Reyyan asigoon waliba dhalin ayuu u difaacaa sida gabadhiisa rumaad oo kale.

-waa qofka ugu fiican reer Sadoglu balse waxaa ka been abuuratay Aziza.

Hadaba intaan oo arin soo kama dhigeyso shakhsiga ugu fiican ee taxanaha Hercai?

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here