Home » Nolosha Jilaayaasha » Hees Asal Ahaan Bari samaadki Ah Oo Sonaskhi Dib U Sameesay Nala Daawo Filmkii Happy Phirr Bhag Jaye (+Video)

Hees Asal Ahaan Bari samaadki Ah Oo Sonaskhi Dib U Sameesay Nala Daawo Filmkii Happy Phirr Bhag Jaye (+Video)

Waxaa hees cusub laga soo bandhigay filmka Happy Phirr Bhag Jaye ee ah film shactiro ah oo ay wada jilayaan Sonakshi Sinha, Diana Penty, Jimmy Shergill iyo kuwa kale.

Heeska waa Chin Chin Chu taaso ah dib usameynta heeskii caanka ahaa Mere Naam Chin Chin Chu taaso kujirtay filmkii Howrah Bridge oo la daawaday 1958.

Sonakshi ayaa heeskan hogaamineyso Music Punjabi ahna waa lasaaray waana hees soo jiidasho leh waxaana mashruucan gabi ahaantisa la daawan doona 24 Aug 2018.

Halkaan hoose ka daawo heeska Chin Chin Chu ee maanta lasoo bandhigay: