Home » Baaghi 2 » Hees Kale Oo Cusub Ayaa Laga Soo Bandhigay Filmka Baaghi 2 Markaana Waa Tiger Oo Jaceyl Jilaayo (+Video)

Hees Kale Oo Cusub Ayaa Laga Soo Bandhigay Filmka Baaghi 2 Markaana Waa Tiger Oo Jaceyl Jilaayo (+Video)

Maalmaha tirintooda ayaa lagu jiraa maadama 2 todobaad kadib la daawan doono filmka Baaghi 2 kaaso sugitaankisa dheeraaday.

Tiger waxuu heli doona Hit-kiisa ugu weyn intii uu fanka kujiray sido kale waxaa filmkaan la wado gabadha lagu xanto ee Disha Patani.

Waxaa maanta lasoo bandhigay hees filmkana kujirto taaso ah hees jaceyl ee uu Tiger kusoo xasuusanaayo waayo waayo ayadoo u muuqata in jaceylkiisa laga wax yeelenayo markaana ay tahay xili uu aar goosi usocdo guud ahaan mashruucan waxaa la daawan doona 30 bishaan Maarso.

Hadaba heeska waxaa la dhahaa Lo Safar waana hees jaceyl oo murugo leh, halkaan hoose ka daawo ayadoo muuqaal ah…

One Response to Hees Kale Oo Cusub Ayaa Laga Soo Bandhigay Filmka Baaghi 2 Markaana Waa Tiger Oo Jaceyl Jilaayo (+Video)

  1. Mohamad

    March 13, 2018 at 8:50 pm

    Zxp Ali adan Wxd ishègta Flimka uu irrfan khan hindiya kuqabsaday