Heesaaga caanka ah ee Robbie Williams oo Toni Kroos ka codsaday inuu Manchester United kusoo biiro.

0
1025

Heesaga caanka ah ee Robbie Williams ayaa ka codsaday xidiga khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Toni Kroos inuu kubiiro kooxda Manchester United oo ninkan caanka ah uu taageere u yahay . Robbie Williams ayaa yidhi ” wax kasta waad ku guulaystay intaad joogtay Real Madrid ee hada kusoo biir Manchester United “. Waxay ahayd sanadkii 2014 Markii Kroos ku dhowaaday inuu ku biiro kooxda Manchester United laakiin heshiiskaas ayaa fashilmay gabi ahaanba. Robbie Williams ayaa caan ku ah heesaha qoob ka ciyaarka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here