Sonu Nigam waa heesaa fanka Hindiya maqaam sare ka gaaray kaasi oo waqti dahabi ah soo qaatay sidoo kalena labo jeer ku guuleestay abaal marinta Filmfare Awards qaybta heesaaga ugu wanaagsan sidoo kalena inta badan jilaayaasha Hindiya ugu caansan ayuu codkiisa heeso hirgaleen ugu qaaday.

Haddaba waxaan idiin heynaa warbixin gaar ah oo ka hadleyso Sonu Nigam heeskii kowaad iyo heeskii ugu dambeeyay ee uu u qaaday 3-Khans (Salman, SRK & Aamir):

Sonu Nigam & Salman Khan:

Heeska kowaad ee u qaaday: Abhi Saans Lene Ki – Jeet [1997]:

Heeska ugu dambeeyay ee u qaaday Salman: Saanson Ne – Dabangg 2 [2012]

Sonu Nigam & Shah Rukh Khan:

Heeska kowaad ee uu u qaaday: Yeh Dil Deewana – Pardes [1997]

Heeska ugu dambeeyay ee uu u qaaday: Halka Halka – Raees [2017 – filimka looma adeegsanin ama filimka kuma jirto]:

Sonu Nigam & Aamir Khan:

Heeska kowaad ee uu u qaaday: Tanhayee – Dil Chahta Hai [2001]

Heeska ugu dambeeyay ee uu u qaaday Aamir Khan waa labo hees oo filimka PK ku jiraan oo la daawaday sanadii 2014:

Bhagwan Hai Kahan – PK [2014]:

Love is a Waste of Time – PK [2014]:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here