Home » Nolosha Jilaayaasha » Heeska Allah Duhai Hai Ee Filmka Race 3 Iyo Qaabkii Loo Sameeyay Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Heeska Allah Duhai Hai Ee Filmka Race 3 Iyo Qaabkii Loo Sameeyay Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Heeska Allah Duaa Hai waa hees caan ah oo aalaba lagu soo daro filmka Race taxanahiisa waxana horey ugu aragnay labadii qeybood ee hore.

Heeskan waa hees ay ku kulmayaan dhamaan jilayaasha filmka sida Salmna Khan, Daisy Shah, Anil Kapoor, Bobby Deol, Jacqeuline Fernandez, Saqib Saleem iyo kuwa kale.

Hadaba waxaa lasoo bandhigay qaabkii heeskan caanka ah loo sameyay iyo sida heerka sare ah ay kaga baxsadeen jilayaasha flmka, mashruucan jimcada oo taariikhda ku beegantahay 15 june ayaa la daawan doona.

Fadlan Halkaan Hoose Ka Daawo Heeska Allah Duaa Hai Iyo Qaabkii Loo Sameyay: