Home » Nolosha Jilaayaasha » Heeska Mohabbat Ee Filmka Fanne Khan Oo Lasoo Bandhigay Aishwarya Iyo Bandhig Heer Sare Ah (+Video)

Heeska Mohabbat Ee Filmka Fanne Khan Oo Lasoo Bandhigay Aishwarya Iyo Bandhig Heer Sare Ah (+Video)

Waxaa maanta lasoo bandhigay heeskii kowaad ee mashruuca Fanne Khan kaaso sanadkaan la wada sugaayo in la daawado waxaana hogaamiyaal ka ah Anil Kapoor, Aishwarya Rai iyo Rajkumar Rao.

Heeskaan lagu magacaabo Mohabbat waxay u gaartahay Aishwarya iyo doorkeda fanaanimada ama heesaga ay ku jileyso waxayna heeskan ku jilee goob xaflad oo kale ah dad badana wada buuxaan.

Qaabka ay heeska usameesay iyo xarakaadkeeda ayaa ah mida ugu weyn dadka soo jiidan doonto, mashruucan waxaa la daawan doona 3 Aug 2018.

Fadlan heeska Mohbbat oo muuqaal ah halkaan hoose ka daawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *