Home » Nolosha Jilaayaasha » Heeska Mummy Kasam Ee Filmka Nawabzaade Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Heeska Mummy Kasam Ee Filmka Nawabzaade Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Nawabzaade waxaa hogaamiyaal ka ah Punit Pathak, Raghav Juyal iyo Dharmesh Yelande waxaana sedexdaal wiil ka dhaxeysa hal gabar oo ay wada jecel yihiin taaso ah Isha Rikhi waana film shactiro ah iyadoo dadka u daawan doona sida ay isku dhibayaan atoorayaashan iyo midka ku guulesan doono.

Hadaba waxaa laga soo bandhigay heeskii labaad mashruucan oo lagu magacaabo Mummy Kasam heeski kowaad waxaa kasoo muuqdeen Varun Dhawan iyo Shraddha Kapoor oo filmka heeskas kulahaayen.

Heeskan Mummy Kasam waxaa wada jilayaan atoorayaasha filmka iyo atirishada caanka ah Sanjeeda Sheikh oo filmka heeskan kuleh ama ah muuqaalkeda martida ah waana atirisho caan ka ah Tv-yada musalsaladana sameesa.

Fadlan halkaan hoose ka daawo heeska Mummy Kasam mashruuca gabi ahantisan waxaa la daawan doona qeybaha dambe sanadkaan…