Heesta Liverpool (YNWA), Kasoo Muuqashada Neymar Iyo Xaqiiqoyin kale oo Kusaabsan Showga Ugu Caansan Somalida Dhexdeeda Xiligan Money Heist

0
1039

Taxanaha Money Heist waa mid kamid ah taxanayaasha loogu jecelyahay waayadaan dambe waana taxane Spanish ah.

Hadaba waxaan halkaan kusoo qaadan doonaa xaqiiqooyin laga yaabo inaadan taxanahaan ka ogeyn, fadlan halkaan hoose kaga bogo;

1_ Chadecterska Kala Ah Raquel, Alicia, iyo Denver Waxay ku shaqaynayeen Xalqad kasta Oo Ka mida taxanahan $65,000,
Nairobi Waxay xalqad kasta Ku duubaysay $75000, Halka Tokyo Iyo Berlin Ay ku qaadanayeen Lacag Isku Mid ah $100,000,
proffesorka Ayaa Ah Ninka Ku shaqaynayay Lacagta Ugu badan $120,000.

2_ Neymar Waxa Uu Kaso Muuqday 2 Xalqadood Oo Ka Mid Ah Showgan Isagoo Ku Jilaya Magaca Joae, Waxa Xusid mudan In Agaasime Alex Pina U dhiibay Jumlad Sidan Ah ( I Dont Like Football And Nor Partying.)

3_ Qaybaha ugu bdn showgan waxa Lagu Duubay Meelo Ka Mid Ah Wasaarada Shaqada iyo Gaadiidka Spain, Bankiga Spain, Qaybo Ka Mida Madrid Iyo Xeebaha Pannama.

4_ Tokyo ( Ursuala Corbero) Waa Gabadha dhiirigalisay Fikirka Ah In Jilayaasha Loogu Magac Daro Magaaloyinka Caalmka Sida Uu Sheegay Agaasimaha Filmkan Alex Pina Waana Mid Kamida Sababaha Showgan saamyntisa Kor u qaaday kana Dhigtay Mid International ah.

5_ ~You Will Never walk Alone ~ Oo Ah Hees Astaan u ah Liverpool Footbal Club Waxay Kaso Muuqatay Xalqada 3aad Ee Qaybta 3aad Ee showgan.

6_ Money Heist Wuxu Record Ka Sameeyay Wadmada kala Ah Italia, French, Spain, India, Iyo Germany Isagoo Noqday Musalsalkii Loogu Daawashada Badnaa 3 sano Ee ina dhaafay Soomaaliyana Xaga dambe Kaga dar Inkasto Aan loo Ogayn.

7 _ Codayn Ay Samaysay Shabakada IMDb
Waxa Ku Guulaystay Pedro Alonso (Berlin) Oo Noqday Charecterkii Ugu Fiicnaa Taxanahan Ee codka Taagerayaasha.

W.D. Cabdishakuur Shakti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here