Heestani qofkasta oo dhageystay wuu is dalay iyo macluumaad xiiso leh.

0
672

1-Qofka aan isla weyneyn ee dagan waa qof aad isugu kalsoon halka qofka isla weyn uu ogyahay nuqsigiisa kalsooni darana isku qabo.

2-Heesta loo yaqaano “Gloomy Sunday” waa heesta ugu halista badan heesaha la qaaday waxayna dishay inta badan gaaladii dhageystay maadaama heesta ay ka buuxaan murug iyo baaseysi taasoo ku kalifeyso qofkii dhageysto inuu is dilo. (Iska jir inaad youtubka IWM heestaas ka raadiso fadlan hadaad inglishka si fiican u taqaano).

3-Caanaha dameeraha waa kuwa ugu dhaw caanaha insaanka.

4-Waxaa jiro askari jabaaniis ah oo mudo 29sano buuraha ku dhuumaaleysanayay waxaana u sabab aheyd inaan loo sheegin oo uusan ka warheynin in dagaalkii labaad ee aduunka uu dhamaaday.

5-Wasakhoobida biyaha guryaha lagu isticmaalo darteed nusdaqiiqo (30ilbiriqsi) kastaa ilmo yar ayaa dhinto.

6-Lix ama todobo sano kasta kadib waxaad badashaa saaxiibadaada waxaadna sameysataa saaxiibo cusub markii laga reebi hal ama labo sxb oo aad isugu xeel dheeraataan.

7-Culimada cilmiga nafsada waxay sheegeen in dadka markaad uga waranto qorshahaaga mustaqbalka oo ay kula ogaadaan waxaad noqotaa qof aan juhdi badan ku bixinin sidaa u rumeyn laheyd. Sidaa owgeed qorshahaaga mustaqbalka ha ahaado mid kuu qarsan.

8-Insaanka 40% nacasninadiisa ayaa banaanka timaado markuu la hadlaayo qof uu jecelyahay ama qof aad u qurux badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here