Quruxda Bollywoodka atiriishooyinka sanadba sanadka ka dambeeya waxaa la sameeyaa liis cusub oo sanadkaan atiriishooyinka ugu qurxan lagu ogaado weyna dhici kartaa atiriisho liiska kusoo noq-noqota sanado kala duwan.

Balse marka laga hadlo 10-ka atiriisho taariikh ahaan ugu quruxda Bollywoodka waa kuwa qaanad gaar ah kujiraan oo aan lagu dhex darin atiriishooyinka kale ee iyagi kaalmaka dambe galeen.

Bal aan isla ogaano 10-ka atiriisho loo aqoonsaday taariikh ahaan fanka hindiya iney yihiin kuwa ugu quruxda badan 100-kii sano u dambeysay oo filimada hindiga la daawanaayo.

Hoos ka akhriso liiska magacyada atiriishooyinkan iyo sidee ukala horeyaan oo loogu doortay inee ukala qurux badan yihiin…

1-Hema Malini

Hema Malini

2-Madhubala

Madhubala

3-Aishwarya Rai

Aishwarya Rai Bachchan

4-Rekha

Rekha

5-Madhuri Dixit

Madhuri Dixit

6-Sridevi

Sridevi

7-Divya Bharti

Divya Bharti

8-Juhi Chawla

Juhi Chawla

9-Katrina Kaif

Katrina Kaif

10-Priyanka Chopra

Priyanka Chopra

Waxaa xusid mudan in qaarkood koobab kala duwa oo qurux la gudoonsiiyay sida Aishwarya, Priyanka, Juhi iyo kuwa kale hadana saas ee tahay dhamaan inta koobabka hanteen safka hore ma wada galin.

Sababto ah atiriishooyin qaar ah oo waligood tartan qurux ka qeyb galin ayaa jiraan hadana ka qurxan kuwa galeen sida Divya Bharti, Madhuri Dixit, Hema Malini iyo Sridevi.

Priyanka Chopra oo hader ah atiriishada ugu soo jiidashada badan India waxay kujirtaa kaalinta 10-aad sababto waaqicigq hader taagan kama hadlaayo liiskan ee taariikh ahaan oo dhan ayuu ka hadlayaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here