Hercai oo xalay Youtubka la wareegay iyo taxanayaashii xalay shaashadaha TVyada la saaray sida loo kala daawaday.

0
422

Xalay waxaa TVyada Turkida la saaray taxanayaal badan oo ay kamid yihiin Hercai, Arka Sokaklar, Her Yerde Sen iyo kuwa kalana waxaa dib u bilowday loolankii TVyada iyo taxanayaasha iyadoona lagu kala loolamayo cida daawashada ugu badan heli laheyd.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo taxane kasta kanaalka laga daawaday iyo Ratinkgiisaba.

-Hercai; waxaa laga daawadaa kanaalka Atv waxaana xalay ratinkgiisa gaaray 8.56 Rtg asigoona galay kaalinta 1aad.

-Arka Sokaklar; Kanal D ayuu kasoo galaa asigoona Ratingiisa ahaa 6.07 Rtg.

-Her Yerde Sen; wuxuu kasoo gala Fox tv wuxuuna Ratingiisa ahaa 4.77 Rtg.

-Payitaht Abdulhamid; wuxuu kasoo gala kanaalka TRT1 asigoona Ratingiisa ahaa 3.55 Rtg.

-Yemin; wuxuu kasoo gala Kanal 7 asigoona Ratingiisa ahaa 2.85 Rtg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here