Waxaa si rasmi ah hader loo soo bandhigay goos gooska 2-aad ee taxanaha aadka loo jecel yahay Hercai waana goos goos xiiso leh una gaar ah hogaamiyaasha mashruucan kuwaaso jawi jaceyl wada qaadanayaan.

Waxaan hal daqiiqo dhameyn ayuu socona goos gooska waxaana kaliya laguugu tusaa hogaamiyasha taxanaha Miiraan iyo Reyyan xili Miiraan kudhahaayo Reyyan,”ma garaneysay rabitaanku waxa uu yahay.

Kadib waxuu ku dhahaa xal walba adiga ii ah oo uu ula jeedo midii qalbigeyga uu ku xasili lahaa waa adiga, kadib Reyyan ayaa dhaheyso waan kula joogaya waligey aniga hadii aan adiga kula jirin la’aantaa maba jiri laheen (la’aantaa ma noolaan karo).

Kadib Miiraan ayaa dhahaayo waan ku jeclahay Reyyaan waliba si xadh dhaaf ah iyadana waxay ugu jawaabe sido kale wan ku jeclahay anba waana kuu xiisay (mudadii aan kala maqneen) isagana waxuu ugu jawaaba sido kale anba aad ayaan kuugu xiisay dhamaad goos goos 2-aad halkaas ayuu ku dhamaana.

Waa goos goos u gaar ah lamaanahan iyaga kaliyana laguugu tusaayo waxaana xiga muuqaalo jaceyl oo ay wadaagayaan xili ay is dhunkanayaan habna isasiinayaan waxaad moodaa kuwa sanado badan kala maqnaa oo kale xiisaha iyo galkaceyla ay ku muujiyeen goos gooskan aawgii.

Dhanka kale sidaan horey idiin kugu sheegnayba xalqada 27-aad inaan sabtida la daawan doonin ayaa macquul ah wixii isbedeli doono waa gooni balse wararka aan helnay waa inaan sabti xalqada 27-aad la daawan doonin fasaxa sanadka cusub aawgii oo hal todobaad oo nasiino ah ayee jilayaasha galayaan sabtida kale ee xigta ayaa la daawan doonaa..

Filimside Media Channel ka daawo muuqaladan xiisaha leh oo kamid noqo saaxiibada kuxiran waad ka heli doontaa in badan:

Muhannad iyo Samar:

Miiraan iyo Reyyan:

Shah Rukh Khan Ereyo Jaceyl:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here