Vidyut waxaa lagu tiriyaa aktarada faro ku teriska ah kuwaaso aan looga tagi karin dhanka Action ah kaaso aad ka garan karto aflaamtiisa isagoona si wanaagsan u garanaya ciyaarta lagdan ah

waxaana aktarkan si weyn loogu xasuusta taxanaha Comando kaaso ah filimka uu hogaamiye ka yahay kaaso leh Action aan innaba caadi ahayn

haddana maanta waxaa aktarkan laga soo bandhigay sawir u gaar ah doorkiisa filimka Comando qaybtiisa kaaso hadda si weyn looga hadal-hayo baraha bulshada

waxaana sawirkan ka muuqda Vidyut Jamwal oo labadii gacan ku haysta labo qori isagoo u diyaar u ah inuu bur-buriyo wax walba oo ka horyimaada

Commando 3 waxaa la daawan doona 29 Nov 2019 waxaana hogaamiye ka ah Vidyut Jammwal, Adah Sharma, Angira Dhar iyo Gulshan Devaia halka uu Directed ka yahay Aditya Dat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here