Home » Hollywood News » Hollywood Action Hero Tom Cruise Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan!

Hollywood Action Hero Tom Cruise Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan!

Tom Cruise waa mid kamid ah halyeeyda Hollywoodka Action-ka looga haray asigoo sameya aflaam inaba halis ah.

Tom Crusie dadka inta badan waxay ku yaqaanan taxanihisa Mission Impossible kaaso ah mashruuc hirgalay kaaso qeybo badan laga sameyay.

Cruise waa mid kamid ah atoorayaasha caalamka ugu fiican asigoo sameyo aflaam Action ah sido kalen waa atoore caan ku ah sameynta ficilada halista ah ee aad kaga yaabeyso shaahada markaa daawato aflaamtisa.

Hadaba waxaan idiin heyntaa 10ka Film ee Super Star-kan ugu wanaagsan dhanka sheekada IMDB.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Cruise iyo 10kisa Film Sheeko Ahaan Ugu Wanaagsan:

Rain Man: 8.0/10

A Few Good Men: 7.7/10

Collateral: 7.6/10

Jerry Maguire: 7.3/10

Mission Impossible: 7.1/10

Top Gun: 6.9/10

The Firm: 6.8/10

Far And Away: 6.5/10

War of The Worlds: 6.5/10

Knight And Day: 6.3/10