Shirkadaha aflaamta Hollywoodma ayaa qasaaro weyn dhexda la galay kadib faafitaankii cudurka dilaaga ee Corona Virus kaasoo sabab u noqday in shineemooyinka albaabada la iskugu laabo.

Kadib markii caabuqa Corona Virus ku faafay yurub iyo ameerika waxaa la xiray goobaha ay dadweynaha isugu yimaadaan si looga hortago inuu siweyn usii faafo waxaana kamid ah goobahaas shineemooyinka.

Balse dhibaatada iyo khasaaraha ugu weyn waxay soo gaartay filimadii tiyaatarka ku cusbaaa kuwaasoo iyagoo shaashadaha laga daawanaayo shineemooyinka la xiray sida filimka Bloodshot ee uu hogaamiyaha kayahay Vin Diesel.

Balse shirkadaha ayaa si ay khasaaraha u yareeyaan toogtaan filimadaas kusoo fasixi doonaan Internetka halkaasoo aad si Free kaga daawan karto adigoo kaliya u baahan Data.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here