Bollywoodka waxay sameyeen Filimo badan oo guulo waaweyn gaareen sanadii 2019 hadaba sanad walba waxaan soo daabacnaa maqaal aan ku kala saareno natiijo ahaan Filimada Bollywoodka sameyeen sanadkaan natiijadooda iyo ganacsigooda rasmiga ah tobankii ugu horeyeen.

Waxaana maqaalkan idiin kuguso bandhigeen 10-ka Filim lacagaha ugu badan soo xareyeen gudaha India qeybta af hindiga 2019 sido kale mid walba natiijadiisa hoos kaga bogo:

1-WAR: 292.71 Crore (Blockbuster)

2-Kabir Singh: 276.34 Crore (Blockbuster)

3-Uri-The Surgical Strike: 244 Crore (Blockbuster)

4-Houseful 4: Super Hit (205.60 Crore)

5-Bharat: 197.34 Crore (Semi Hit)

6-Mission Mangal: 192.67 Crore (Super Hit)

7- Good Newwz: 187 Crore (wali tiyaatarada ayuu saaran yahay) (Blockbuster qiyaas ahaan).

8-Kesari: 151.87 Crore (Hit)

9-Total Dhamaal: 150.07 Crore (Hit qiyaas ahaan)

10-Chhichhore: 147.32 Crore (Super Hit)

F.G: Maqaalkan waa mid hordhac ah oo Filimside idiin soo hormarisay balse shabakada BOI isbuuc kadib ayee ku dhawaaqi doonaan marka Good Newws tiyaatarada ka dago waxaana macquul ah in natiijooyinka in wax iska bedelaan balse lacagaha waa rasmi aan isbedeli doonin marka laga reebo Good Newws.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here