Home » Arimaha Bulshada » Hordhaca Bandhiga Caawa Ee Raw

Hordhaca Bandhiga Caawa Ee Raw


Caawa Bandhiga Raw Waxa Uu Ka Dhici-Doona Verizona Arena North Little Rock Gobolka Arkansas. Caawa Waa Habeenkii Ugu Dambeeyay Bandhiga Raw Ka Hor Axada Bandhiga Money In The Bank.

Qodobada Ugu Muhiimsan Bandhiga Caawa

Taageerayaasha Wwe Ayaa Caawa Sugi’La Inay Arkan Labada Nin Xifaaltanka Xun Ka Dhaxeeya Ee Kala Jinder Mahal Oo Caawa Wiji-Doona Ninka Uu La Ciyaaro-Doono Money In the Bank Roman Reings Kulan Lasoo Hormariyay Iyadoo Labadan Caawa Dhex-Mari Doona Dagaal Weyn

Strowman Aya Ka Badiyay Bobby Roode Usbuucii Hore Halka Fin Balor Uu Isna Ka Badiyay Kevin Owens Usbuucii Hore Afartan Ee Ka Mid Ah Raga U Tartamaya Money In the Bank Ayaa Afartooda Caawa Is-Wajihi Doona Ciyaar Afar-Geesood

Sidoo Kale Afarta Gabdhood Ee Ka Socda Bandhiga Raw Ee U Tartamaya Money In the Bank Ee Kala Ah Sasha Banks , Alex Bliss ,Ember Moon Iyo Gabadha La Filayo inay Dhaawacan Tahay Natalya Ayaa Caawa Iyagana Is Wajihi-Doona

Sidoo Kale Waxaa La Filaya Waxa Uu Seth Rollins Ka Dhaho Ninka Wajihi-Doono Axada Bandhiga Ee Elias

One Response to Hordhaca Bandhiga Caawa Ee Raw

  1. mohamed ozil Reply

    June 11, 2018 at 5:59 pm

    masha allah zxp zare jabriiil sida aad noola socod siisay ciyaarta cawada aan wada sugi doono ee u dhaxesa roman reigts iyo ninka hinduuga ah ee jinder mahal mahadsanid 100% good lucky

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *