Home » Arimaha Bulshada » Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Bandhiga raw caawa waxa uu ka dhici doona key arena center ee gobolka texas
Waxa uu bilaaban doona 8:30 xilliga mareekanka saacada geeska afrikada ay tahay 3:30 habeennimo

Caawa bandhigan Raw waa bandhigii ugu dambeeyay ka hor bandhiga crown jewel ee dhici doono jimcada soo aadan iyadoo caawa la  xaqiijin doona ciyaaraha dhici doona  bandhig  iyo bandhiga weyn ee ka dhici doona saudia arabia ee lagu magacaabo crown jewel

waxyaabaha ugu xiisaha badan Bandhiga caawa


waxaa dhacdada caawa ugu weyn qaadan doonan dean ambrose oo usbuucii hore weerar ku qaaday saaxiibkiisa the sheild kala tirsan ee Seth rollins ka dib markii roman reigns uu shaaciyay inuu qabo cudurka kansarka waxaa bur-burtay kooxda Ugu awoodda badan ee wwe the sheild

 

caawa waa bandhiga raw waa bandhigii raw ugu dambeeya ka hor bandhiga crown jewel ee dhici doono jimcada soo aadan waxaana la filayaa inay bandhiga raw ee caawa inay kasoo muuqdaan labada nin ee ku tartamaya suunka universal champions ee kala ah braun strowman iyo brock Lesnar

sidoo kale waxaa caawa bandhiga kasoo muuqan doona afarta halyeeyee kala ah shawn Michaels iyo triple h iyagoo jimcada wajihi doona labada walaalo ee kala ah undertaker iyo kane bandhig caawa mid xiiso badan

F-G:Waxan u taaganahay inan idin soo gudbino
Waxyaabaha ka dhaca bandhiga caawa ee raw waxan idin soo gudbin doona iyagoo dhamaystiran maalinta berito Insha allah