Horror-comedy wuxuu noqday nooca cusub ee loogu jecel yahay Bollywood. Saif Ali Khan iyo Arjun Kapoor waa hogaamiyaasha filimka xiisaha leh ee ‘Bhoot Police’.

Saif Ali Khan iyo Arjun Kapoor waxay ku biireen jilista filimka xiisaha leh ee Bhoot Police . Filimkan waxaa caawinaya Pavan Kirpalani, waxaana soo saare ka ah Ramesh Taurani iyo Akshai Puri. “waxaan ku faraxsanahay inaan keeno majaajiladaan cabsi cabsida leh ee loo yaqaan ‘celluloid’ si qof walba uu ula kulmo farxad iyo qosolka shaashada weyn. ayuu yiri akshey puri

Labadaan aktar ayaa la arki doonaa iyagoo wata waxyaabaha ay caanka ku yihiin ee astaanta u ah filimka ‘avataar’ oo ay ku soo bandhigi doonaan filimkaan. Waxaan isku diyaarinaynaa inaan bilowno duubista dhamaadka sanadkan. ayuu raaciyay Akshey

Saif ali khan ayaa horay guul ugasoo hoyay filmka Go Goa Gone kaasoo lagu matalaayay Horor qeebaha ugu muhiimsan filmka ayaa lagu duubay Goa …Mashruucaan sida hordhaca idiin kuugu dheegnay waxaa larajeynaa inlaga shaqo bilaabo bisha 12aad sanadkaan ama December

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here