Horyaalka EPL oo waqtiga ku dhacaayo iyo qorshe cusub oo la maaganyahay.

0
382

Sidabay ku warameyso shabakada The Atlatic Horyaalka EPL ayuu waqtiga ku dhacayaa sida ay dareensanyihiin masuuliyiin ka tirsan FAga kuwaasoo doonayo in go’aan kama dambeys ah laga gaaro.

Sida shabakada sheegeyso qorshayaasha la maaganyahay ayaa waxaa kamid ah in Horyaalka lagu cayaaro wadanka China maadaama uu wadankaasi kasoo kabtay Cudurka Corona sidoo kalana waqti xaadirkaan la isku haleyn karo.

Maanta oo jimce ah ayaa lagu wadaa in laga shiro arinkaas isla markaasna go’aan laga soo saaro qaabka ugu fudud ee Horyaalka loo dhameystiri lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here