Si awood ku dheehan ayuu kaalinta 14-aad kusoo fariistay Filimka Houseful marka laga hadlo 20-ka Filim lacagaha ugu badan keenen jimcadooda labaad taariikh ahaan waana guul weyn iyo iskoor weyn usoo hoyday Akshay Kumar iyo dhamaan kooxda H4.

Waxuu kaloo noqday Filimka labaad jimcadiisa labaad lacagaha ugu badan keenay 2019 kaliya Kabir Singh ayaa ka lacag badan dhanka kale waa Akshay Kumar Filimkiisa lacagaha ugu badan abid keena jimcada labaad waxuuna dhaafay Mission Mangal.

H4 ayaa macsalaamo dhahay Golmaal Again maadama uu noqday Filim shactiro kii lacagaha ugu badan keenay abid jimco labaad liiska 20-kaan Filimna kaliya 2-daas Filim ayaaba kaga jiraan marka Filimada shactirada ah laga hadlo. Hoos kaga bogo 20-ka Filim taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareyeen jimcadooda labaad sida shabakada BOI soo daabacday 5 kamid ahna 2019 ayaa la daawaday waana 5-ta Hit sanadkaan ugu weyn:

1-Baahubali-The Conclusion: 19.81 Crore

2-Dangal: 17.84 Crore

3-PK: 14.52 Crore

4-Bajrang Bhaijaan: 12.56 Crore

5-Sanju: 12.09 Crore

6-Bajirao Mastani: 12 Crore (Fasax)

7-Kabir Singh: 11.86 Crore

8-TIger Zinda Hai: 11.56 Crore

9-3 Idiots: 10.54 Crore (Fasax)

10-Padmaavat: 9.47 Crore

11-Dhom 3: 9.42 Crore

12-Simmba: 9.02 Crore

13-Kick: 8.31 Crore

14-Houseful 4: 8 Crore

15-Uri-The Surgical Strike-7.71 Crore

16-Krrish 3: 7.67 Crore

17-Sultan: 7.41 Crore

18-Mission Mangal: 7.35 Crore

19-Golmaal Again: 7.24 Crore

20-WAR: 6.71 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here