Waxaa wali tiyaatarada saaran Houseful 4 oo ay wada jilayaan Akshay Kumar, Riteish Deshmukh, Bobby Deol, Kriti Sanon, Kriti Kharbanda, Pooja Hegde iyo kuwa kale oo badan waxuuna mashruuc Big Hit ah ganacsi ahaan.

Kooxda Filimkaan oo uu u horeeyo qarash gareeye Sajid Nadiadwala ayaa durba qorsheeynaayo inuu sameeyo si dhaqsi ah taxanahan qeybtiisa 5-aad (Houseful 5) sida ilo wadareed subaxan aan ku helnay.

Waxaa la sheegay Sajid inuh qorsheeynaayo siduu qeybtaan 5-aad oga dhigi lahaa 5 lamaane awal 2 lamaane ama 3 lamaane ayaa kasoo muuqan jireen balse markaan 5 atoorw iyo atiriisho ayuu doonayaa inuu isugu keeno qeybtaan walibana waa atoorayaal iyo atiriishooyin kasoo wada muuqdeen afarta qeybood ee hore.

Housefull 5: Akshay Kumar to reunite with Deepika Padukone, John Abraham and Riteish Deshmukh for the comic caper?

Waxay kala yihiin Akshay Kumar, John Abraham, Riteish Deshmukh, Abhishek Bachchan, Bobby Deol, Deepika Padukone, Jacqueline Fernandez, Kriti Sanon, Kriti Kharbanda iyo Pooja Hegde.

5 atoorw oo mid walba atiriishadiisa wato sido kalena kooxdii shactirada ee taxanahan kasoo muuqan jireen oo lagu soo daro hubaal ahaan waxuu noqon doonaa Filim jilayaal badan la isugu keenay miisaniyadiisa mid weyn ayee noqon doontaa guul weyna waa laga filan karaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here