Housefull 4 ayaa todobaadkiisii 4aad keenay 4 crore asigoona sameeyay 76 hoos u dhac markii lala barbardhigo isbuuciisa 3aad oo uu keenay 16 crore waana ganacsi fiican kaasoo wadarta guud ee filimka ilaa iyo haatan ka dhigaayo 204 crore nadiif ah.

Howsha kaliya ee haatan u dhiman H4 ayaa ah siduu ku gaari lahaa rikoorkii Golmaal ee 205 crore kaasoo ay ka xigto kaliya hal crore inuu keeno isbuuciisa 5aad  wuxuuna haduu iskoorkaas gaaro noqon doonaa filimada Comedyga midkooda ugu lacagta badan.

Halkaan hoose kaga bogo filimka Housefull 4 iyo mudo 4 todobaad lacagaha uu keenay;

Isbuuciisa koowaad; 135.86 crore

Isbuuciisa labaad; 48.07 crore.

Isbuuciisa sadaxaad; 16.27 crore.

Isbuuciisa afaraad; 3.85 crore.

Wadarta guud; 204.05 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here