Housefull 4 iyo ganacsigiisa halka uu maraayo.

0
1003

Housefull 4 ayaa wali iska wato ganacsigiisa wanaagsanaa wuxuuna maalintii shalay aheyd keenay 1.25 crore asigoona haatan wadartiiisa guud maraayo 199 crore.

Housefull 4 ayaa noqon doono filimkii labaad ee Comedy ah kaasoo gaara darajada 200 crore waxaa kaliya ee ka horeeyo ayaana ah filimka Golmaal Again oo horay usoo xareeyay 205 crore balse H4 ayaa isbuuciisa 4aad lacagtaas ku dhaafi doono sida ay u badantahay asigoona noqon doono filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay filimada Comedyga.

hadaba halkaan kaga bogo H4 iyo mudo 20 maalmood ganacisag uu keenay.

isbuuciisa koowaad; 135.86 crore.

isbuuciisa labaad; 48.07 crore.

Jimcadiisa sadaxaad; 2 crore.

Sabtidiisa sadaxaad; 3 crore.

Axadiisa sadaxaad; 4.5 crore.

Isniintiisa sadaxaad; 1.75 crore

Talaadadiisa sadaxaad; 2.50 crore.

Arbacadiisa sadaxaad; 1.25 crore.

Wadarta guud; 199 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here