Housefull 4 iyo subaxaan siduu ku furmay waana talaadadiisii koowaad.

0
1295

Housefull ayaa saakay ku furmay 20% guud ahaan India waana bilaabasho wanaagsan asigoona lagu wado in maanta galinka dambey uu sare u kac xoogan markale sameeyo maadaama fasax jiro.

H4 ayaa fasaxii shalay ka faaideystay waliba si weyn asigoona keenay 34.25 crore wuxuuna markale maanta ka faaideysan karaa fasaxa qaran ee jira iyadoo galinka dambe maanta fasax uu jiro.

Qaabka uu ku bilowday filimkaan waxay mujinee in maanta ugu yaraan uu 13 crore keeni doono balse haduu galinka dambe sare ukac xoogan sameeyo ilaa 20 crore wuu gaari karaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here