Waxaan soo helnay 14-ka atoore ee shirkada Bollywoodka katirsan kuwaaso hader ah atoorayaasha ugu soojiidashada badan waana liiskii ugu dambeyeen ee Update-ka lagu sameeyay.

Guud ahaan India oo dhan 3-atoore taariikh ahaan ugu qurxan waxaa loo doortay Dharmendra, Salman Khan iyo Hrithik Roshan balse waqtigaan la joogo atoorayaasha shaqeyaan kuwee ugu qurxan suaasha hadee tahay 14 ayaa laga soo xulay.

Bollywood Super Hero Hrithik Roshan ayaa liiskan hogaaminaayo waana atooraha Hindiya waqtigaan ugu qurxan dhanwalba sido kale Salman Khan oo mudo dheer iska hogaaminaayey liiska atoorayaasha ugu quruxda badan ayaa kaalinta 5-aad kasoo muuqanayaa waqtigaan maadama 54 sano kusii dhow yahay Ragg ka qurux badana la helay.

Fadlan hoos kaga bogo 14-atoore Bollywoodka ugu quruxda badan waqtigaan iyo sidee ukala horeyaan:

1-Hritihik Roshan: kaalinta kowaad ayuu iska xaadiriyay 6-farood hadii uu Box-office-ka hoos udhac oga yimid mudooyinkii dambe style-ka iyo quruxda waa mid wali hogaaminaayo.

Most Handsome Bollywood actors

2-Varun Dhawan: inaba caadi ma ahan kaalinta 2-aad ayuu kaga jiraa atoorayaasha quruxda lagu tilmaamo ee Bollywoodka katirsan Fariidka Bollywoodka gabdho badan ayaa kuwaalan.

Most Handsome Bollywood actors

3-Ranveer Singh: atooraha laga yaaban yahay mudooyinkan dambe awood weyna lasoo baxay Ranveer Singh ahna Deepika ninkeeda ayaa noqday atooraha seddexaad ugu qurxoon Ranbir Kapoor ayuuna ku garaacay booskan.

Most Handsome Bollywood actors

4-Ranbir Kapoor kaalinta 4-aad ayuu soo galay waxuuna loolan kala kulmay qiimeeyntan Ranveer Singh oo xifaaltan weyn ka dhaxeyaan.

Most Handsome Bollywood actors

5-Salman Khan: Sallu Bhai waa markii ugu horeysay abid uu kaalinta 5-aad soo galo xidigaan dhanka qiimeeynta quruxda India qeybta Ragga.

Most Handsome Bollywood actors

6-Aamir Khan.

Most Handsome Bollywood actors

7-Shah Rukh Khan

Most Handsome Bollywood actors 2019

8-Akshay Kumar

Most Handsome Bollywood actors

9-Aditya Roy Kapoor

Most Handsome Bollywood actors

10-Imran Khan

Most Handsome Bollywood actors

11-John Abraham

Most Handsome Bollywood actors

12-Arjun Rampal

Most Handsome Bollywood actors

13-Shahid Kapoor

Most Handsome Bollywood actors

14-Sidharth Malhotra

Most Handsome Bollywood actors 2019

Dhamaad….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here